Ishacyaah 45:18 ~ Исаия 45:18

picture

W aayo, Rabbiga samooyinka uumay oo ah Ilaaha dhulka uumay, oo sameeyey, oo dhisay, oo aan si aan waxba tarayn u uumin, laakiinse u uumay in la degganaado wuxuu leeyahay, Anigaa Rabbiga ah mid kalena ma jiro.


Ведь так говорит Господь, сотворивший небеса – Он – Бог!, образовавший, создавший землю; Он утвердил ее; не сотворил ее пустошью, но сотворил ее, чтобы она заселилась: – Я – Господь, и другого нет.

Continue reading Report error