Ishacyaah 45:14 ~ 以 賽 亞 書 45:14

picture

R abbigu wuxuu leeyahay, Hawsha Masar, iyo baayacmushtariga Itoobiya, iyo reer Saabaa'iim oo ah dad sarajoog dheer idinkay idiin soo gudbi doonaan, oo kuwiinnay ahaan doonaan. Iyagu way idin daba socon doonaan, oo waxay idiin soo gudbi doonaan iyagoo silsiladaysan, oo way idiin sujuudi doonaan, wayna idin baryi doonaan, iyagoo leh, Sida xaqiiqada ah Ilaah dhexdiinnu jiraa, oo mid kalena ma jiro, oo isaga mooyaane Ilaah kale ma jiro.


耶 和 華 如 此 說 : 埃 及 勞 碌 得 來 的 和 古 實 的 貨 物 必 歸 你 ; 身 量 高 大 的 西 巴 人 必 投 降 你 , 也 要 屬 你 。 他 們 必 帶 著 鎖 鍊 過 來 隨 從 你 , 又 向 你 下 拜 , 祈 求 你 說 : 神 真 在 你 們 中 間 , 此 外 再 沒 有 別 神 ; 再 沒 有 別 的 神 。

Continue reading Report error