R abbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Boqor Kuuros ayaan xaqnimo ku sara kiciyey, oo jidadkiisa oo dhanna waan toosin doonaa. Magaaladayduu dhisi doonaa, oo maxaabiistaydana wuu sii dayn doonaa, mana aha iib aawadiis amase laaluush aawadiis toona.
Я збудив його в правді, і зрівняю йому всі дороги. Він місто Моє побудує і відпустить вигнанців Моїх не за викуп і не за дарунка, говорить Господь Саваот.
Continue reading Report error