S anamyada la qoray kuwa sameeya oo dhammu waa wax aan waxba tarayn, oo waxyaalaha ay jeclaadaanna faa'iido ma yeelan doonaan, oo markhaatiyaashooduna waxba ma arkaan, waxna ma oga, saas darteed way ceeboobi doonaan.
Framers of a graven image all of them emptiness, And their desirable things do not profit, And their own witnesses they, They see not, nor know, that they may be ashamed.
Continue reading Report error