O o midba wuxuu odhan doonaa, Anigu waxaan ahay kii Rabbiga, oo mid kalena wuxuu isu bixin doonaa magicii Yacquub, oo mid kalena wuxuu gacantiisa ku kor qori doonaa, Waxaan ahay kii Rabbiga, oo wuxuu isku magacaabi doonaa magicii Israa'iil. Addeeca Rabbiga Oo Keliya
“This one will say, ‘I am the Lord’s ’; And that one will call on the name of Jacob; And another will write on his hand, ‘Belonging to the Lord,’ And will name Israel’s name with honor.
Continue reading Report error