O o midkoodna kama fikiro, oo aqoon iyo waxgarasho midna laguma arko, inuu yidhaahdo, Qoriga qaarkiis baan dab ku gubay, oo duxushiisaan kibis ku dubtay, oo hilib baan ku soshay, waanan cunay, haddaba ma intii ka hadhay baan karaahiyo ka samaystaa? Ma waxaan u sujuudaa geed jiriddiis?
No one recalls, nor is there knowledge or understanding to say, “I have burned half of it in the fire and also have baked bread over its coals. I roast meat and eat it. Then I make the rest of it into an abomination, I fall down before a block of wood!”
Continue reading Report error