Ishacyaah 44:17 ~ Isaiah 44:17

picture

O o intii ka hadhana wuxuu ka samaystaa wax ilaah ah oo ah xataa sanamkiisa xardhan, oo wuu u sujuudaa oo caabudaa, wuuna baryaa, oo wuxuu yidhaahdaa, I samatabbixi, waayo, adigu waxaad tahay ilaahayga.


The rest of it he makes into a god, even his engraved image. He bows down to it and worships, and prays to it, and says, “Deliver me; for you are my god!”

Continue reading Report error