Ishacyaah 43:28 ~ Isaiah 43:28

picture

H addaba sidaas daraaddeed waxaan amiirradii meesha quduuska ah ka dhigi doonaa wax nijaas ah, reer Yacquubna habaar baan u dayn doonaa, oo dadka Israa'iilna cay baan u dayn doonaa.


Therefore I will profane the princes of the sanctuary; and I will make Jacob a curse, and Israel an insult.”

Continue reading Report error