Ishacyaah 43:19 ~ 以 賽 亞 書 43:19

picture

B al eega, wax cusub baan samaynayaaye, oo haddeer bay soo baxayaan, idinku miyeydaan garan doonin? Xataa cidlada dhexdeeda jid baan ka samayn doonaa, oo lamadegaanka dhexdiisana webiyo baan ka jeexi doonaa.


看 哪 , 我 要 做 一 件 新 事 ; 如 今 要 發 現 , 你 們 豈 不 知 道 麼 ? 我 必 在 曠 野 開 道 路 , 在 沙 漠 開 江 河 。

Continue reading Report error