Ishacyaah 43:12 ~ Isaia 43:12

picture

A nigu waan naadiyey, oo waan badbaadiyey, oo waan muujiyey, oo ilaah qalaad dhexdiinna kuma uu jirin, haddaba sidaas daraaddeed idinku waxaad tihiin markhaatiyaashaydii, ayaa Rabbigu leeyahay. Aniguna Ilaah baan ahay.


Eu am vestit, am mântuit şi am proclamat şi nu sunt străin între voi. Voi Îmi sunteţi martori, zice Domnul, că Eu sunt Dumnezeu.

Continue reading Report error