R abbigu wuxuu leeyahay, Idinka iyo addoonkaygii aan doortayba markhaatiyaashaydii baad tihiin inaad ogaataan oo aad i rumaysataan, oo aad garataan inaan anigu isagii ahay. Aniga hortay Ilaah lama samayn, dabadayna innaba ma jiri doono.
“You are My witnesses,” says the Lord, “And My servant whom I have chosen, That you may know and believe Me, And understand that I am He. Before Me there was no God formed, Nor shall there be after Me.
Continue reading Report error