Ishacyaah 42:17 ~ Isaiah 42:17

picture

K uwa sanamyada xardhan isku halleeya, oo sanamyada la shubay ku yidhaahda, Idinku ilaahyadayada baad tihiin, dib baa loo sii jeedin doonaa, oo aad loo ceebayn doonaa. Indho Iyo Dhego La'aantii Reer Binu Israa'iil


“Those who trust in engraved images, who tell molten images, ‘You are our gods’ will be turned back. They will be utterly disappointed.

Continue reading Report error