Ishacyaah 41:11 ~ Isaiah 41:11

picture

B al eega, kuwa idinku cadhaysan oo dhammu way wada ceeboobi doonaan, wayna sharafjabi doonaan, oo kuwa idinla dirirayaana waxay noqon doonaan sida wax aan jirin, wayna wada halligmi doonaan.


Behold, all those who are incensed against you will be disappointed and confounded. Those who strive with you will be like nothing, and shall perish.

Continue reading Report error