Ishacyaah 40:9 ~ Isaia 40:9

picture

K aaga warka wanaagsan Siyoon u keenayow, buurta dheer kor u sii fuul, kaaga warka wanaagsan Yeruusaalem keenayow, codkaaga kor xoog ugu qaad, kor u sii qaad, oo innaba ha cabsan. Oo magaalooyinka dalka Yahuudah waxaad ku tidhaahdaa, War bal Ilaahiinna eega!


Suie-te pe un munte înalt, Sioane, aducător de veşti bune! Înalţă-ţi glasul cu putere, Ierusalime, aducător de veşti bune! Înalţă-l, nu te teme! Spune cetăţilor lui Iuda: «Iată-L pe Dumnezeul vostru!»

Continue reading Report error