Ishacyaah 40:3 ~ Isaiah 40:3

picture

W axaa yeedhaya mid qaylinaya codkiis oo leh, Jidkii Rabbiga cidlada dhexdiisa ka hagaajiya, oo lamadegaanka dhexdiisa jid weyn Ilaahayaga aawadiis uga toosiya.


The voice of one crying in the wilderness: Prepare ye the way of Jehovah, make straight in the desert a highway for our God!

Continue reading Report error