Ishacyaah 40:26 ~ 以 賽 亞 書 40:26

picture

B al indhihiinna kor u qaada oo eega. Yaa waxyaalahaas uumay? Waa kan ciidankooda tirada ku soo bixiya, oo kulligoodba magacyo ugu yeedha. Itaalkiisu wuu weyn yahay oo isagu wuu xoog badan yahay, oo sidaas daraaddeed midkoodna ma dhinna.


你 們 向 上 舉 目 , 看 誰 創 造 這 萬 象 , 按 數 目 領 出 , 他 一 一 稱 其 名 ; 因 他 的 權 能 , 又 因 他 的 大 能 大 力 , 連 一 個 都 不 缺 。

Continue reading Report error