Ishacyaah 40:15 ~ Исая 40:15

picture

B al eega, quruumuhu waxay isaga la yihiin sida dhibic biyeed oo baaldi ku jirta oo kale, oo wuxuu ku xisaabaa sida boodh kafado dul saaran oo kale, oo bal eega, gasiiradahana wuxuu kor ugu qaadaa sida habaas fudud oo kale.


Ето, народите са като капка от ведро, И се считат като ситен прашец на везните; Ето, островите са като ситен прах що се дига.

Continue reading Report error