Ishacyaah 40:10 ~ Isaiah 40:10

picture

B al eega, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu la iman doonaa xoog weyn, oo gacantiisaa wax isaga ugu talin doonta! Bal eega, abaalgudkiisii wuu wadaa oo abaalmarintiisuna way ka soo horraysaa.


Behold, the Lord God will come with might, With His arm ruling for Him. Behold, His reward is with Him And His recompense before Him.

Continue reading Report error