Ishacyaah 4:5 ~ Исая 4:5

picture

O o meel kasta oo la deggan yahay oo Buur Siyoon ku taal, iyo shirarkeeda oo dhanba Rabbigu wuxuu ku kor abuuri doonaa maalintii daruur iyo qiiq, habeenkiina dab ololaya iftiinkiis, oo ammaanta oo dhanna waxaa ka sarrayn doona dabool.


И над всяко жилище на хълма Сион, И над събранията му, Господ ще създаде облак и дим денем, А светлина от пламенен огън нощем, Защото ще има покрив над всичката слава.

Continue reading Report error