O o maalintaas toddoba naagood ayaa isku nin qabsan doona, oo waxay ku odhan doonaan, Annagaa ismasruufayna oo annagaa is-arrad tirayna, ee magacaaga keliya ha lanoogu yeedho, oo ceebtayada naga fogee. Biqilka Rabbiga
Seven women shall take hold of one man in that day, saying, “We will eat our own bread, and wear our own clothing: only let us be called by your name. Take away our reproach.”
Continue reading Report error