Ishacyaah 39:8 ~ Isaías 39:8

picture

M arkaasaa Xisqiyaah wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Erayga Rabbiga oo aad ku hadashay waa wanaagsan yahay. Oo weliba wuxuu kaloo yidhi, Waayo, waxaa jiri doona nabad iyo run intaan noolahay.


Entonces Ezequías dijo a Isaías: “La palabra del Señor que has hablado es buena.” Pues pensaba: “Habrá paz y seguridad en mis días.”

Continue reading Report error