Ishacyaah 39:4 ~ Isaías 39:4

picture

M arkaasuu ku yidhi, Maxay gurigaaga ku arkeen? Oo Xisqiyaah wuxuu ugu jawaabay, Way wada arkeen waxa gurigayga yaal oo dhan, oo khasnadahayga kuma jiraan wax aanan tusin.


Isaías dijo entonces: «¿Y qué han visto en tu casa?» Y Ezequías contestó: «Han visto todo lo que hay en mi casa. No hay nada en mis tesoros que yo no les haya mostrado.»

Continue reading Report error