Ishacyaah 38:14 ~ Исаия 38:14

picture

S idii dabafallaadh iyo saratoosiye oo kale ayaan u dhawaaqay. Oo waxaan u baroortay sidii qoolley oo kale, oo indhahaygu daal bay la gudheen sidaan kor u fiirinayay, Rabbiyow, waa lay dulmay, ee i caawi.


Издаю я звуки, словно ласточка или журавль, и стенаю, как голубь. Утомились глаза мои, глядя ввысь. Я в беде! Помоги мне, Владыка!»

Continue reading Report error