R ugtaydii waa layga fogeeyey, oo sidii adhijir teendhadiis ayaa la iiga qaaday. Sida dharsameeye ayaan noloshaydii u duudduubay, oo wuxuu iga gooynayaa alaabtiisa uu dharka ku sameeyo, Oo maalin ilaa habeenba waad i sii dhammaystiraysaa.
My life span is gone, Taken from me like a shepherd’s tent; I have cut off my life like a weaver. He cuts me off from the loom; From day until night You make an end of me.
Continue reading Report error