Ishacyaah 37:4 ~ 以 賽 亞 書 37:4

picture

W axaa laga yaabaa in Rabbiga Ilaahaaga ahu uu wada maqlo erayadii Rabshaaqeeh, kaasoo sayidkiisii ahaa boqorka Ashuur uu u soo diray inuu caayo Ilaaha nool, waana suurtowdaa inuu Rabbiga Ilaahaaga ahu canaanto kan uu erayadiisii maqlay, haddaba sidaas daraaddeed u ducee kuwa hadhay.


或 者 耶 和 华 ─ 你 的 神 听 见 拉 伯 沙 基 的 话 , 就 是 他 主 人 亚 述 王 打 发 他 来 辱 骂 永 生 神 的 话 ; 耶 和 华 ─ 你 的 神 听 见 这 话 就 发 斥 责 。 故 此 , 求 你 为 馀 剩 的 民 扬 声 祷 告 。

Continue reading Report error