A ddoommadaada ayaad Sayidka ku cayday Oo waxaad tidhi, Gaadhifardoodkayga badan Ayaan ku soo fuulay buuraha meesha ugu dheer, Iyo meelaha ugu hooseeya ee Lubnaan gudaheeda, Oo waxaan jari doonaa geedaheeda dhaadheer oo kedarka ah, iyo geedaheeda la doortay oo berooshka ah, Oo waxaan geli doonaa meeshiisa ugu dheer oo fog iyo kaynta berrinkeeda oo midhaha badan.
Ngươi đã dùng các tôi tớ mình mà đố thách Chúa, nói rằng: Ta đem muôn vàn cỗ xe lên trên chót núi, là nơi xa thẳm của Li-ban; ta sẽ đốn những cây bách rất cao, cây tùng rất xinh; vào đến trên đỉnh rất cao, trong rừng của ruộng tốt.
Continue reading Report error