Ishacyaah 36:4 ~ Исая 36:4

picture

M arkaasaa Rabshaaqeeh wuxuu iyagii ku yidhi, Waxaad Xisqiyaah haddeer ku tidhaahdaan, Boqorka weyn ee boqorka Ashuur ah wuxuu kugu leeyahay, War waxaad ku kalsoon tahay oo aad isku hallaynaysaa waa maxay?


Тогава им рече Рапсак: Кажете сега на Езекия: Така казва великият цар, асирийският цар: Каква е тая увереност, на която уповаваш?

Continue reading Report error