Ishacyaah 36:2 ~ Исая 36:2

picture

O o boqorkii Ashuurna wuxuu Laakiish ka diray Rabshaaqeeh oo ciidan faro badan wata, oo wuxuu Boqor Xisqiyaah ugu diray Yeruusaalem. Oo wuxuu is ag taagay biyomareenkii balliga sare kaasoo ku dhex yiil waddada berrinkii dharmaydhaha.


И асирийският цар изпрати Рапсака от Лахис в Ерусалим с голяма войска при цар Езекия. И той застана при водопровода на горния водоем по друма към тепавичарската нива.

Continue reading Report error