Ishacyaah 36:12 ~ Исаия 36:12

picture

L aakiinse Rabshaaqeeh wuxuu iyagii ku yidhi, Sayidkaygu ma wuxuu ii soo diray inaan sayidkiinna iyo idinka erayadan kula hadlo? Sow iima uu soo dirin nimanka derbiga dul joogaa inay saxaradooda cunaan oo ay kaadidooda idinla cabbaan?


И сказал Рабсак: разве к господину твоему и к тебе послал меня господин мой сказать слова сии? Нет, и к людям, которые сидят на стене, чтобы есть помет свой и пить мочу свою с вами.

Continue reading Report error