Ishacyaah 35:6 ~ Isaia 35:6

picture

O o markaasaa ninkii curyaan ahu wuxuu u boodboodi doonaa sida deerada oo kale, oo kii carrab la' carrabkiisuna wuu gabyi doonaa, waayo, cidlada biyaa ka soo burqan doona, oo lamadegaankana durdurraa ka soo bixi doona.


atunci şchiopul va sări ca un cerb, şi limba mutului va cînta de bucurie; căci în pustie vor ţîşni ape, şi în pustietate pîraie;

Continue reading Report error