O o ciidanka samada oo dhammuna wuu wada idlaan doonaa, oo samooyinka oo dhanna waa la wada duudduubi doonaa sida qorniin duudduuban oo kale, oo ciidankooda oo dhammuna hoos buu u soo daadan doonaa sida caleenu geed canab ah uga dhacdo iyo sida xabbad berde ahu geed berde ah uga soo dhacdo.
І небесні світила усі позникають, а небо, як звій книжковий, буде звинене, і всі його зорі попадають, як спадає оте виноградове листя, й як спадає з фіґовниці плід недозрілий!...
Continue reading Report error