Ishacyaah 34:15 ~ Isaia 34:15

picture

O o abeesaduna halkaasay buul ka samaysan doontaa, oo ukunteeda ku dhali doontaa, oo ku dillaacin doontaa, oo waxay ku soo ururin doontaa hooskeeda, oo gorgoraduna halkaasay ku soo ururi doonaan, oo mid kastaaba waxay la jiri doontaa ka qaba.


Bufniţa îşi va face cuibul acolo şi va depune ouă, le va cloci şi îşi va strânge puii sub umbra aripilor sale. Şoimii se vor aduna şi ei, fiecare cu perechea lui.

Continue reading Report error