O o daarihiisa waaweynna waxaa ka soo bixi doona qodxan, oo qalcadihiisana waxaa ka soo bixi doona maraboob iyo yamaarug, oo waxay noqon doonaan dawacooyin rugtood, iyo barxad gorayo daaqdo.
І буде тернина рости по палатах його, кропива й будяччя в твердинях його, і він стане мешканням шакалів, подвір'ям для струсів...
Continue reading Report error