Ishacyaah 34:1 ~ Ісая 34:1

picture

Q uruumahow, u soo dhowaada si aad wax u maqashaan, oo dadyowgow, i dhegaysta, dhulka iyo waxa ka buuxa iyo dunida iyo waxyaalaha ka soo baxa oo dhammu ha maqleen.


Наблизьтеся, люди, щоб чути, народи ж, послухайте! Хай почує земля та все те, що на ній, вселенна й нащадки її!

Continue reading Report error