O o kan halkaas deggan ma odhan doono, Waan bukaa, oo dadka dhexdeeda degganna xumaantooda waa laga cafiyi doonaa.
And the inhabitant shall not say, I am sick: the people that dwell therein shall be absolved from sin.