Ishacyaah 31:3 ~ Ісая 31:3

picture

H addaba bal ogaada in Masriyiintu ay binu-aadmi yihiin, oo ayan Ilaah ahayn, iyo in fardahoodu ay jiidh yihiin, oo ayan ruux ahayn, oo markii Rabbigu gacantiisa soo fidiyo kan wax caawiyaa wuu kufi doonaa, kan la caawiyana wuu dhici doonaa, oo labadooduba way wada halligmi doonaan.


А Єгипет не Бог, а людина, а коні їхні тіло, не дух: як простягне Господь Свою руку, то спіткнеться помагач, впаде і підпомаганий, і разом вони всі погинуть!

Continue reading Report error