Ishacyaah 30:3 ~ ﺃﺷﻌﻴﺎء 30:3

picture

H addaba sidaas daraaddeed xoogga Fircoon wuxuu idiin noqon doonaa ceeb, oo iskuhallayntii aad hooska Masar isku hallayseenna waxay idiin noqon doontaa sharafjab.


«سَتَكُونُ حِمايَةُ فِرعَوْنَ لَكُمْ خِزياً، وَاللُّجُوءُ إلَى مِصرَ عاراً.

Continue reading Report error