O o weliba waxaad nijaasayn doontaan sanamyadiinna la qoray oo lacagta lagu dahaadhay, iyo sanamyadiinna la shubay oo dahabka lagu dahaadhay, oo waxaad iyagu u xoori doontaan sida wax wasakhaysan, oo waxaad ku odhan doontaan, Ordoo iska baxa!
You will also defile the covering of your images of silver, And the ornament of your molded images of gold. You will throw them away as an unclean thing; You will say to them, “Get away!”
Continue reading Report error