Ishacyaah 30:16 ~ Ісая 30:16

picture

L aakiinse idinku waxaad tidhaahdeen, Saas ma noqon doonto, waayo, fardaan ku carari doonnaa, haddaba sidaas daraaddeed waad carari doontaan. Oo waxaad tidhaahdeen, Waxaan fuuli doonnaa fardaha dheereeya, haddaba sidaas aawadeed kuwa idin eryanayaa waxay noqon doonaan kuwa aad u dheereeya.


і казали: О ні, бо на конях втечемо, тому то втікати ви будете, На баских ми поїдемо, тому стануть баскими погоничі ваші!...

Continue reading Report error