Ishacyaah 3:9 ~ Ісая 3:9

picture

M uuqashada wejigooda ayaa iyaga ku marag furta oo dembigoodana way u sheegaan sidii dadkii Sodom oo kale, oo innaba ma ay qarsadaan. Naftoodaa hoogtay! Waayo, xumaan bay isu keeneen.


Проти них свідчить вираз лиця їхнього, а гріх свій вони виявляють, немов той Содом, не перечать. Горе їхній душі, бо вчинили вони собі зло!

Continue reading Report error