O o waxay noqon doontaa in meeshii ay ka carfi jireen ay ka qudhmuunaan doonaan, oo meeshii ay dhex-xidh ka xidhan jireenna xadhig bay dhexda ku xidhan doonaan, oo meeshii ay timo wanaagsan ka lahaayeenna waa looga xiiri doonaa, oo meeshii ay maro wanaagsan ka guntan jireenna, joonyad bay ka guntan doonaan, oo meeshii ay quruxda ka lahaayeenna waa laga sunti doonaa.
Şi atunci în loc de miros plăcut va fi putoare; în loc de brîu, o funie; în loc de păr încreţit, un cap pleşuv, în loc de mantie largă, un sac strîmt; un semn de înfierare, în loc de frumuseţă.
Continue reading Report error