Ishacyaah 29:11 ~ Isaiah 29:11

picture

O o riyo kastaaba waxay idiin noqotay sidii erayadii qorniin shaabad lagu xidhay, oo loo dhiibay qof wax akhriyi kara, oo lagu leeyahay, Waannu ku baryaynaaye kan akhri, oo isna wuxuu leeyahay, Ma aan akhriyi karo, waayo, shaabad buu ku xidhan yahay.


And every vision is unto you as the words of a book that is sealed, which if it were delivered to one that knows how to read, saying, Read this, I pray thee: he shall say, I cannot; for it is sealed:

Continue reading Report error