L aakiinse kuwaasuba khamri bay ku ambadeen, oo waxay la dhacdheceen wax lagu sakhraamo. Oo wadaadkii iyo nebigiiba waxay ku ambadeen wax lagu sakhraamo, oo waxay aad ugu qasmeen khamri, oo waxay u habaabeen wax lagu sakhraamo. Riyada way ku ambadaan, oo garsooriddana way ku turunturoodaan.
Вот кто качается от вина и шатается от хмельного питья: священники и пророки качаются от хмельного питья и одурманены вином; они шатаются от хмельного питья, ошибаются в видениях, спотыкаются, принимая решения.
Continue reading Report error