W aayo, sariirtu way ka gaaban tahay in qof isku kala bixin karo, oo aad buu uga yar yahay wax qof huwan karo.
La cama es muy corta para estirarse en ella, y la manta muy estrecha para envolverse en ella.