O o caddaaladna waxaan ka dhigi doonaa xadhig qiyaaseed, xaqnimona waxaan ka dhigi doonaa xadhig miisaan leh, oo roobdhagaxyaaluhuna wuxuu xaaqi doonaa gabbaadka beenta, oo biyuhuna waxay qarqin doonaan meesha dhuumashada.
Ще направя от правосъдието връвта и от правдата - отвеса; и градушка ще помете прибежището при лъжи и водата ще наводни скривалището.
Continue reading Report error