Ishacyaah 27:10 ~ Isaia 27:10

picture

W aayo, magaaladii deyrka lahayd way cidlowday, waxayna tahay hoy laga kacay, oo waxaa looga tegey sida cidlada oo kale. Halkaas waxaa daaqi doona weylka, wuuna jiifsan doonaa, oo wuxuu dhammayn doonaa laamaheeda oo dhan.


Cetatea fortificată este pustie; a ajuns o locuinţă abandonată şi pustiită ca un deşert. Acolo pasc viţeii, acolo se odihnesc şi-i mănâncă ramurile.

Continue reading Report error