Ishacyaah 26:19 ~ Isaiah 26:19

picture

K uwaagii dhintay way soo noolaan doonaan, meydadkuna way soo sara kici doonaan. Kuwiinna ciidda ku dhex jirow, soo toosa oo gabya! Rabbiyow, dharabkaagu waa sida dharabka geedaha nooleeya, oo dhulkuna meydadkuu soo xoori doonaa.


Your dead will live. Their dead bodies will rise. You who lie in the dust, wake up and call out for joy. For as the water on the grass in the morning brings new life, the earth will bring back to life those who have been dead. Punishment of Sinners

Continue reading Report error