Ishacyaah 26:1 ~ Isaiah 26:1

picture

O o maalintaas dalka Yahuudah waxaa lagaga gabyi doonaa gabaygan, Annagu magaalo xoog badan baannu leennahay, oo Rabbigu wuxuu derbiyo iyo qalcado nooga dhigi doonaa badbaado.


In that day sung is this song in the land of Judah: `We have a strong city, Salvation He doth make walls and bulwark.

Continue reading Report error