Ishacyaah 25:8 ~ Исаия 25:8

picture

O o dhimashadana weligeed buu liqay, Sayidka Rabbiga ahuna weji kastaba ilmada wuu ka tirtiri doonaa, oo ceebta dadkiisana dhulka oo dhan wuu ka qaadi doonaa, waayo, sidaasuu Rabbigu ku hadlay.


Он навеки поглотит смерть. Владыка Господь утрет слезы со всех лиц; Он снимет бесчестие Своего народа по всей земле. Так сказал Господь.

Continue reading Report error