Ishacyaah 25:2 ~ Isaiah 25:2

picture

W aayo, waxaad magaalo ka dhigtay meel tuulan, oo magaalo deyr lehna burbur, oo daartii weynayd ee shisheeyahana waxaad ka dhigtay wax aan magaalo ahayn, oo mar dambena lama dhisi doono.


For You have made a city into a heap, A fortified city into a ruin; A palace of strangers is a city no more, It will never be rebuilt.

Continue reading Report error